Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoonis 4:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Rabbigu wuxuu diyaariyey geed ubbo ah, oo wuxuu ka dhigay inuu kor fuulo waabkii Yoonis, si uu hoos ugu noqdo, oo uu uga samatabbixiyo xaalkiisii xumaa. Sidaas daraaddeed Yoonis aad iyo aad buu ugu farxay geedkii ubbada ahaa aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 4

arki Yoonis 4:6 macnaha guud