Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoonis 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasuu wuxuu baryay Rabbiga oo ku yidhi, Rabbiyow, waan ku baryayaaye, sow kanu ma aha hadalkii aan idhi intaan weli dalkaygii joogay? Oo taas daraaddeed ayaan u degdegay si aan xagga Tarshiish ugu cararo, waayo, waan ogaa inaad tahay Ilaah nimco miidhan ah, oo raxmadu ka buuxdo, oo cadhada u gaabiya, oo naxariis badan, iyo inaad sharka ka noqotid.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 4

arki Yoonis 4:2 macnaha guud