Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoonis 3:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo warkiina wuxuu gaadhay boqorkii Nineweh, oo isna intuu carshigiisii ka kacay ayuu dharkiisii quruxdasanaa iska bixiyey, oo wuxuu huwaday dhar joonyad ah, dambasna wuu ku fadhiistay.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 3

arki Yoonis 3:6 macnaha guud