Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoonis 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa Ilaah wuxuu arkay shuqulkoodii iyo inay iyagu ka noqdeen jidkoodii xumaa, kolkaasaa Ilaah wuxuu ka noqday sharkii uu sheegay inuu iyaga ku samaynayo; oo taasna ma uu samayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 3

arki Yoonis 3:10 macnaha guud