Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoonis 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Yoonis wuxuu u kacay inuu Rabbiga hortiisa ka cararo oo xagga Tarshiish u baxsado. Markaasuu Yaafaa u dhaadhacay oo wuxuu halkaas ka helay doonni Tarshiish tegaysa. Sidaas daraaddeed lacagtii nooliguu bixiyey, kolkaasuu gudaha galay, waayo, wuxuu doonayay inuu iyaga Tarshiish u raaco oo uu ka cararo Rabbiga hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 1

arki Yoonis 1:3 macnaha guud