Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Turos, iyo Siidoon, iyo kulli gobollada Falastiin oo dhammow, bal maxaad iga doonaysaan? Ma abaalgud baad ii siinaysaan? Oo haddaad ii abaalguddaan, intaan dhaqsado ayaan degdeg abaalgudkiinna madaxiinna ugu soo celin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 3

arki Yoo'eel 3:4 macnaha guud