Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 3:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxa beerta laga goosan lahaa way bislaadeene haddaba mindi la gala, oo macsaradii canabku way buuxdaaye kaalaya ku tunta, berkedihii macsarooyinka way buuxdhaafeen, waayo, iyaga xumaantoodu way weyn tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 3

arki Yoo'eel 3:13 macnaha guud