Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 2:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay noqon doontaa in ku alla kii magaca Rabbiga ku barya uu samatabbixi doono, waayo, Buur Siyoon iyo Yeruusaalem, iyo kuwa hadhay oo Rabbigu u yeedhayba waxaa jiri doona kuwo u baxsada sidii Rabbigu yidhi.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 2

arki Yoo'eel 2:32 macnaha guud