Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 2:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba reer Siyoonay, farxa oo Rabbiga Ilaahiinna ah ku reyreeya, waayo, roobkii hore buu si xaq ah idiin siiyey, oo wuxuu idiin di'iyey roob, intii hore iyo intii dambeba sidii markii hore.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 2

arki Yoo'eel 2:23 macnaha guud