Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yoo'eel 2:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Siyoon buun ka dhex afuufa, oo buurtayda quduuska ah ka dhawaajiya, oo dadka dalka deggan oo dhammu ha wada gariireen, waayo, maalintii Rabbigu way imanaysaa, oo haatan way soo dhow dahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 2

arki Yoo'eel 2:1 macnaha guud