Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 9:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay dadka laynayeen oo aan anigu hadhay ayaan wejiga u dhacay, oo intaan qayliyey ayaan idhi, Sayidow, Rabbiyow, ma waxaad doonaysaa inaad kuwa reer binu Israa'iil ku hadha oo dhan ku wada baabbi'isid cadhadaada aad Yeruusaalem ku dul shubayso?

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 9

arki Yexesqeel 9:8 macnaha guud