Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna wax gacan u eg buu igu soo taagay, oo wuxuu igu dhegay timahayga, oo ruuxii ayaa dhulka iyo samada dhexdooda kor iigu qaaday, oo waxyaalihii Ilaah i tusay wuxuu iigu keenay Yeruusaalem, iyo iridda gudaha ku taal albaabkeeda xagga woqooyi u sii jeeda, oo halkaas waxaa yiil kursigii sanamkii hinaasada, kaasoo hinaasada kiciya.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 8

arki Yexesqeel 8:3 macnaha guud