Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 8:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa iyagii halkaas ku hor taagnaa toddobaatan nin oo odayaashii reer binu Israa'iil ka mid ahaa, oo waxaa dhexdooda taagnaa Ya'asanyaah ina Shaafaan, oo ninkood kastaaba wuxuu gacanta ku haystay idankiisii, oo waxaa kor uga baxayay caraftii qiiqii fooxa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 8

arki Yexesqeel 8:11 macnaha guud