Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo indhahaygu kuuma tudhi doonaan, oo innaba kuuma aan nixi doono, oo waxaan kaa abaalmarin doonaa siday jidadkaagu ahaayeen, oo waxyaalahaaga karaahiyada ahuna way ku dhex oolli doonaan, oo idinkuna waad ogaan doontaan inaan anigoo Rabbiga ahu wax idinku dhufto.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 7

arki Yexesqeel 7:9 macnaha guud