Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 7:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo indhahaygu kuuma tudhi doonaan, oo innaba kuuma aan nixi doono, laakiinse siday jidadkaagu ahaayeen ayaan kaa abaalmarin doonaa, oo waxyaalahaaga karaahiyada ahuna way ku dhex oolli doonaan, oo idinkuna waad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 7

arki Yexesqeel 7:4 macnaha guud