Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 7:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lacagtooda jidadkay ku xoori doonaan, oo dahabkooduna wuxuu noqon doonaa sida wasakh oo kale. Maalinta cadhada Rabbiga lacagtooda iyo dahabkooduba ma ay samatabbixin kari doonaan. Naftooda ma ay dhergin doonaan, oo calooshoodana kama ay buuxin doonaan, maxaa yeelay, kuwaasu waxay ahaayeen dhagaxii turunturada ee xumaantooda.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 7

arki Yexesqeel 7:19 macnaha guud