Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 6:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay, markii raggooda la laayay ay ku ag daadsanaadaan sanamyadooda ku hareeraysan meelahooda allabariga, oo kor saaran kur kasta oo dheer, iyo buuraha dhaladooda oo dhan, iyo geed kasta oo cagaar ah hoostiisa, iyo geed kasta oo alloon la yidhaahdo oo weyn, kuwaasoo ah meelaha ay carafta udgoon ugu bixiyeen sanamyadooda oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 6

arki Yexesqeel 6:13 macnaha guud