Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 48:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo shanta kun oo ka hadhay ballaadhka ah shan iyo labaatanka kun waxay ahaan doontaa meel dadka ka dhexaysa oo ah magaalada la dego iyo agagaarkeeda, oo magaaladuna waa inay ku dhex taallaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 48

arki Yexesqeel 48:15 macnaha guud