Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 47:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo webiga qarkiisana dhinacan iyo dhinacaasba waxaa ka bixi doona geed kasta oo la cuno, oo aan caleentiisu dhari doonin, oo aan midhihiisu dhammaan doonin. Oo bil kastaba wuxuu soo bixin doonaa midho cusub, maxaa yeelay, biyahoodu waxay ka soo baxaan meesha quduuska ah. Oo midhahoodu waxay ahaan doonaan cunto, caleentooduna dawo.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 47

arki Yexesqeel 47:12 macnaha guud