Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 47:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu mar kale i geeyey daarta albaabkeedii, oo bal eeg, biyaa ka soo hoos baxayay marinkii daarta dhankeeda bari, waayo, daarta horteedu waxay u sii jeedday xagga bari, oo biyuhuna waxay ka soo hoos baxayeen daarta dhankeeda midigta oo ah meesha allabariga dhinaceeda koonfureed.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 47

arki Yexesqeel 47:1 macnaha guud