Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 46:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse dadka dalka degganu markay iidaha Rabbiga hortiisa yimaadaan, kii jidka iridda woqooyi ka soo galaa, waa inuu jidka iridda koonfureed ka baxaa, oo kii jidka iridda koonfureed ka soo galaana waa inuu jidka iridda woqooyi ka baxaa, oo waa inuusan jidkii iriddii uu ka soo galay dib ugu noqon, laakiinse waa inuu dhanka isaga ku toosan ka baxaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 46

arki Yexesqeel 46:9 macnaha guud