Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 45:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meesha qurbaanka quduuska ah iyo meesha ay hantida magaaladu ku dhex taal dhinacoodan iyo dhinacoodaasba waxaa iska lahaan doona amiirka, meesha qurbaanka quduuska ah horteeda iyo meesha ay hantida magaaladu ku taal horteeda, dhinaca galbeed xaggiisa galbeed iyo dhinaca bari xaggiisa bariba, oo dhererkoodu waa inuu la mid noqdaa qaybaha middood soohdinteeda galbeed iyo soohdinteeda bari inta ka dhex leh.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 45

arki Yexesqeel 45:7 macnaha guud