Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 45:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bishii kowaad maalinteedii kowaad waa inaad dibi yar oo aan iin lahayn soo wadataa, oo waa inaad meesha quduuska ah nadiifisaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 45

arki Yexesqeel 45:18 macnaha guud