Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 45:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba markaad dhulka saami dhaxal ahaan ugu qaybsataan, waa inaad Rabbiga qurbaan ka siisaan, kaasoo ah dalka qaybtiisa quduuska ah. Meeshaas dhererkeedu waa inuu ahaadaa shan iyo labaatan kun oo cawsduur, oo ballaadhkeeduna waa inuu ahaadaa toban kun oo cawsduur. Oo meeshaas hareeraheeda ku wareegsan oo dhammu waa inay quduus wada ahaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 45

arki Yexesqeel 45:1 macnaha guud