Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 44:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Wiilka Aadamow, aad u fiirso, oo bal indhaha ku arag, oo bal dhegaha ku maqal waxa aan kugu leeyahay ee ku saabsan qaynuunnada daarta Rabbiga oo dhan, iyo sharciyadeeda oo dhan, oo aad u fiirso daarta iridda laga soo galo, iyo meesha quduuska ah meelaheeda laga baxo oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 44

arki Yexesqeel 44:5 macnaha guud