Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 43:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Markay maalmahaasu dhammaadaan, maalinta siddeedaad iyo intii ka dambaysa wadaaddadu waa inay meesha allabariga ku kor bixiyaan qurbaannadiinna la gubo iyo qurbaannadiinna nabaadiinoba, oo aniguna waan idin aqbali doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 43

arki Yexesqeel 43:27 macnaha guud