Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 41:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo marinnadii albaabbada, iyo daaqadihii cidhiidhsanaa, iyo balbalooyinkii ku wareegsanaa saddexdooda dabaqadoodba, oo marinka albaabka ka soo hor jeedayba waxaa lagu dahaadhay alwaax ku wareegsan tan iyo dhulka iyo ilaa daaqadaha inta ka dhex leh, (oo daaqaduhuna way dednaayeen),

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 41

arki Yexesqeel 41:16 macnaha guud