Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 40:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iridda xagga bari qolladeheedana waxay ahaayeen saddex dhinac ku taal iyo saddex dhinaca kale ku taal, oo saddexdooduba isku qiyaas bay ahaayeen, oo tiirarkuna dhankan isku qiyaas bay ku lahaayeen oo dhanka kalena isku qiyaas bay ku lahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 40

arki Yexesqeel 40:10 macnaha guud