Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 40:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sannaddii shan iyo labaatanaad ee maxaabiisnimadayada, sannadda bilowgeedii, bisha maalinteedii tobnaad, sannaddii afar iyo tobnaad markii magaalada la qabsaday dabadeed, isla maalintaas qudheeda waxaa i dul saarnayd gacantii Rabbiga, oo halkaas buu i keenay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 40

arki Yexesqeel 40:1 macnaha guud