Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan idhi, Sayidow, Rabbiyow, bal eeg, naftaydu weligeed ma ay nijaasoobin, waayo, tan iyo yaraantaydii iyo ilaa haddatan marnaba ma aan cunin wax bakhtiyey ama wax bahal bakhtiistay toona, oo hilib karaahiyo ahuna innaba afkayga ma gelin.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 4

arki Yexesqeel 4:14 macnaha guud