Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 39:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan ka dhigi doonaa in magacayga quduuska ah dadkayga reer binu Israa'iil dhexdooda lagu ogaado, oo iyaga uma aan dayn doono inay magacayga mar dambe nijaaseeyaan, oo quruumuhuna waxay ogaan doonaan inaan anigu ahay Rabbiga ah Kan Quduuska ah oo reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 39

arki Yexesqeel 39:7 macnaha guud