Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 39:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay ogaan doonaan inaan anigu ahay Rabbiga Ilaahooda ah, oo ka dhigay in iyaga maxaabiis ahaan quruumaha dhexdooda loogu kaxaysto, oo aan haddana dalkoodii ku soo dhex ururiyey, oo aanan innaba mar dambe midkoodna halkaas ku soo dayn doonin.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 39

arki Yexesqeel 39:28 macnaha guud