Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 38:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo kalluunka badda, iyo haadda samada, iyo dugaagga duurka, iyo waxyaalaha dhulka ku gurguurta oo dhan, iyo dadka dhulka jooga oo dhammuba waxay ka wada gariiri doonaan hortayda, oo buuruhu way dumi doonaan, oo meelaha dheerdheeruna way wada dhici doonaan, oo derbi kastaana dhulkuu ku soo dhici doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 38

arki Yexesqeel 38:20 macnaha guud