Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 37:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba axdi nabdeed baan la dhigan doonaa, oo kaasu wuxuu ahaan doonaa axdi daa'imis ah oo weligoodba iyaga lala dhigtay. Oo iyagaan barakayn doonaa, waanan sii badin doonaa, oo meeshayda quduuska ahna weligeedba waan dhex dhigi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 37

arki Yexesqeel 37:26 macnaha guud