Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 36:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed buuraha reer binu Israa'iilow, bal erayga Sayidka Rabbiga ah maqla. Sayidka Rabbiga ahu wuxuu ku leeyahay buuraha iyo kuraha, iyo webiyaasha, iyo dooxooyinka, iyo meelaha cidlada ah, iyo magaalooyinka laga tegey oo quruumaha kale ee ku wareegsan wax la dhaco oo la quudhsado u noqday,

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 36

arki Yexesqeel 36:4 macnaha guud