Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 36:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa quruumaha hareerihiinna ku hadhay waxay ogaan doonaan in aniga Rabbiga ahu aan meelihii dumay dhisay, iyo inaan dhulkii cidlada ahaa beeray. Aniga Rabbiga ah ayaa saas ku hadlay oo waxaasna waan samayn doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 36

arki Yexesqeel 36:36 macnaha guud