Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 36:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan idinku badin doonaa dad iyo duunyo, oo iyana way sii kordhi doonaan oo wax bay dhali doonaan, oo dad baan idin dejin doonaa sidii markii hore, oo waxaan idiin samayn doonaa wax bilowgiinnii hore ka sii wanaagsan, oo waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 36

arki Yexesqeel 36:11 macnaha guud