Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 34:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartaye, idahaygii waxay noqdeen wax la dhaco, oo idahaygii waxay cunto u noqdeen dugaagga duurka oo dhan, maxaa yeelay, adhijir ma ay lahayn, oo adhijirradayduna ma ay doondoonin, laakiinse adhijirradii way isquudiyeen, adhigaygana ma ay daajin.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 34

arki Yexesqeel 34:8 macnaha guud