Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 33:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Hilib dhiig leh baad cuntaan, oo sanamyadiinna ayaad indhaha kor ugu taagtaan, oo dhiig baad daadisaan, haddaba ma idinkaa dalka dhaxlaya?

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 33

arki Yexesqeel 33:25 macnaha guud