Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 32:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Halkaas waxaa jooga amiirradii reer woqooyi oo dhan, iyo reer Siidoon oo dhan, kuwaas oo hoos ula dhaadhacay kuwii la laayay. Cabsidii ay xooggoodii wax ku cabsigelin jireen way ku ceeboobeen, oo waxay la jiifsadaan kuwii seefta lagu laayay iyagoo buuryaqabyo ah, oo waxay ceebtoodii la qaateen kuwa yamayska ku dhaadhaca.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 32

arki Yexesqeel 32:30 macnaha guud