Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 32:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyagu lama ay jiifsan doonaan kuwa xoogga badan oo ka le'day kuwa buuryaqabyada ah oo She'ool hoos ugu dhaadhacay iyagoo hubkoodii dagaalka sita, oo seefahoodii madaxooda la hoos dhigay, dembigooduna lafahooduu dul saaran yahay, waayo, iyagu cabsi bay dalka kuwa nool gelin jireen.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 32

arki Yexesqeel 32:27 macnaha guud