Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 32:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, Fircoon oo ah boqorka Masar u barooro, oo waxaad isaga ku tidhaahdaa, Adiga waxaa laguu ekaysiiyey aaran libaax oo quruumaha, laakiinse waxaad tahay sida yaxaas badaha ku dhex jira. Webiyaashaadaad la butaacdaa, oo biyahana cagahaagaad ku qastaa, oo webiyaashoodana waad wasakhaysaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 32

arki Yexesqeel 32:2 macnaha guud