Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 3:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana haddii nin xaq ahu uu xaqnimadiisii ka noqdo oo uu xumaan sameeyo, intaan dhagax turunturo hor dhigo, isagu wuu dhiman doonaa. Uma aadan digin, oo saas darteed dembigiisuu ku dhiman doonaa, oo falimihiisii xaqa ahaa ee uu samayn jirayna lama soo xusuusan doono, laakiinse dhiiggiisa gacantaadaan weyddiin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 3

arki Yexesqeel 3:20 macnaha guud