Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 28:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo halkaasay ammaan ku dhex degganaan doonaan, oo guryo bay dhisan doonaan, oo beero canab ah bay beeran doonaan, oo weliba ammaan bay ku degganaan doonaan, markaan kuwa hareerahooda ku wareegsan oo iyaga quudhsada oo dhan xukummo ku soo dejiyo, oo markaasay ogaan doonaan inaan anigu ahay Rabbiga Ilaahooda ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 28

arki Yexesqeel 28:26 macnaha guud