Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 28:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Belaayo iyo dhiig baan jidadkeeda ku soo dayn doonaa, oo kuwa dhaawaca ahna dhexdeedaa lagu xukumi doonaa iyadoo seefu dhinac kastaba kaga taagan tahay, oo markaasay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 28

arki Yexesqeel 28:23 macnaha guud