Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 28:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad joogi jirtay Ceeden oo ahayd beertii Ilaah, oo waxaad huwatay dhagax kasta oo qaali ah, kuwaasoo ahaa sardiyos, iyo tobasiyos, iyo dheemman, iyo berullos, iyo onika, iyo yasbid, iyo safayr, iyo sumurud, iyo mid birqaya, oo dafafkaaga iyo biibiilayaashaada shuqulkoodu wuu kula jiray. Maalintii lagu abuuray waa laguu diyaariyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 28

arki Yexesqeel 28:13 macnaha guud