Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 27:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalkaaga, iyo alaabtaada, iyo baayacmushtarkaaga, iyo baxriyadaada, iyo doonniyawadayaashaada, iyo kuwa dillaacyada awda, iyo kuwa baayacmushtarkaaga ka shaqaysta, iyo raggaaga dagaalyahanka ah oo ku dhex jooga oo dhan, iyo guutada ku dhex joogta oo dhammuba waxay maalinta baabbi'iddaada ku wada daadan doonaan badaha dhexdooda.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 27

arki Yexesqeel 27:27 macnaha guud