Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 27:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Suuriyana way kula baayacmushtari jirtay, maxaa yeelay, sanco faro badan baad samayn jirtay, oo waxay alaabtaada kaga baayacmushtari jireen dhagaxyo sumurud la yidhaahdo, iyo guduud, iyo daabac, iyo dhar wanaagsan, iyo shacaab iyo dhagax agate la yidhaahdo.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 27

arki Yexesqeel 27:16 macnaha guud