Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 26:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaan Turos ku soo kicin doonaa boqorka Baabuloon oo ah Nebukadresar boqorkii boqorrada, oo xagga woqooyi buu ka iman doonaa isagoo wata fardo, iyo gaadhifardoodyo, iyo rag fardooley ah, iyo guuto ciidan ah, iyo dad faro badan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 26

arki Yexesqeel 26:7 macnaha guud