Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 26:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo baroor ayay kor kuugu qaylin doonaan, oo waxay kugu odhan doonaan, Magaaladii caanka ahayd, oo dadka badaha maraa ay degganaayeen, oo badaha ku xoog badnayd iyada iyo dadkeeda degganuba, oo kuwa ku hareeraysan oo dhan ka cabsiin jirtayay, sidee baad u ba'day!

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 26

arki Yexesqeel 26:17 macnaha guud